Dowladda Mareykanka oo si adag uga hadashay Dagaalka wali ka socda Laascaanood

Dowladda Mareykanka ayaa cambaareysay weerarada aan loo meel dayin ee ay ku dhinteen dad badan oo rayid ah oo ka dhacay magaalada Laascanood, islamarkaana guryahooda lagala baxay in ka badan 185,000 oo qof. “Waa in colaadda la joojiyo, ciddii ka dambaysayna lala xisaabtamo” ayaa lagu qoraal kooba oo ka soo baxay qeybta arrimaha Afrika u … Continue reading Dowladda Mareykanka oo si adag uga hadashay Dagaalka wali ka socda Laascaanood